Somaliland oo Dowladda Ingiriiska kala Kaashanaysa Kobcinta Tayada Ciidanka Qaranka & Shirkad loo xil-saaray

London (OWN)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dowladda Ingiriiska oo ay wakiil ka tahay shirkadda Adam Smith la kaashanaysa horumarinta tayada Ciidamada Milatariga iyo Kaabayaasha xarumaha taliska Ciidanka Qaranka, sida lagu sheegay warbixin ay faafisay warbaahinta Africa Intelligence.

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo taliyaha ciidanka qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani, ayaa heshiis kula galay shirkadda Xarunteedu tahay magaalada London ee Adam Smith International  inay kala Shaqayso qorshaha dib u habeynta ciidanka Difaaca dalka, sida u dhigayo sharciga barnaamijka ammaanka ee Somaliland Security Program.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker