Tacsi: Geeri Naxdin Leh Oo Ku Timid Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane)

Maamulka iyo shaqaalaha Oodweynenews  waxay ka tacsiyadeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane) oo kamid ahaa weriyayaasha ugu cadcad dalka islmarkaasna ka tirsanaa bahda CBA TV.

Si gaar ah waxaan tacsi ugu direynaa qoyska , ehelada iyo qaraabada uu ka baxay walaalkeen    , waxaanu ilaahay uga baryeenaa inuu qabrigiisa u waasiciyo, geeyana Jannatul Firdows Aamiin, Aamiin, Aamiin

 

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker