Warbixin: Deynta Shiinaha Iyo Dhibaatooyinka Afrika Kala Kulanto

Quwadaha adduunka ayaa waxay xoojiyaan baratanka iyo loolanka ay ugu jiraan dalalka qaaradda Afrika ee hodanka ku ah macaadinta iyo agabyada qaaliga.

Shiinaha oo xooggiisa ugu badan ee saameynta dhaqaalaha ku bixiyay dalalka ku teedsan geeska Afrika ayaa sababay in dalal badan ay hadda la daalaca dhacaan sidii ay uga soo kabsan lahaayeen daymabaha iyo lacaha uu amaahiyay sanada ka hor.

Warbixin laga diyaariyey  dalka Uganda ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba Uganda lagala wareegayo garoonka keliya ee caalami ah ee ay leedahay ee Entebbe International Airport haddii ay bixin weydo daymaha uu ku leeyahay Shiinaha.

 

Hadaba daawo barnaamijka hoose oo laga hadlao arintaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker