Qaabkii uu u dhacay Mooshinkii Cirka ku shareeray Xaraaradda Siyaasadda Somaliland ee maanta la horgeeyey Golaha Wakiillada

Hargeysa (OWN)- 28 Xildhibaan oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta golahaas horkeenay mooshin ay ku dalbanayaan in la gudo-galo doodda xeerka Furista Ururrada Siyaasadda oo Horyaalla Golahaas, kaddib markii uu bishii Toddobaad ee sannadkan u soo gudbiyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi.

Qaabkii uu u dhacay iyo magacyada xildhibaannadii soo gudbiyey Mooshinkan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker