Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaas oo ay kula jiraan xoogaga TPLF.

Warsaxaafadeeska ayaa ka kooban Afar qodob, isaga oo sheegay in la soo geba-gabeeyay Wajiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah TPLF, waxaana qodobada ay kala yihiin
1:- in wajigii koowaad ee hawlgalkii uu ugu magacdaray (Ololihii midnimadda) soo gaba gaboobay.
2:- in uu dib ugu soo noqday xafiiska shaqadiina halkiisa kasii wadi doono.
3:-in ciidamadda nooc kastoo ay yihiin iyo bulshaduba muujiyeen hal adeeg iyo geesinimo looga hor tagay cadowga.
4:- iyo fariin dadban oo uu u diray reer galbeedka oo ahayd inaysan ku soo dag dagin Itoobiya ogaadaana waxa ay yihiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker