Faransiiska oo la daalaa-dhacaya mowjado muhaajiriin ah.

Booliiska dalka Faransiiska ayaa burburiyey xeryo macmal ah oo ka sameysaneyd teendhooyin oo ay sameysteen dad muhaajiriin, taas oo ku taalay meel u dhow magaalo xeebeedka Dunkirk oo ku taala Waqooyiga Faransiiska.
Muhaajiriintan oo ka soo jeeda dalalka Barriga Dhexe ayaa warbaahinta u sheegay in ay kasoo qaxeen dagaalo sokeeye, saboolnimo iyo tacadiyo iyo in ay rajeynayaan in ay Faransiiska ugasii gudbaan Britain.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker