“Maanta Waxaa Wakhtigoodii Dhamaaday Barlamaankii Ugu Muddada Dheera, Uguna Tayada Liitay..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Maanta Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codaynta Ee Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
Gudoomiyaha ayaa markii uu codkiisa dhiibtay la hadlay Warbaahinta, waxaanu sheegay in maanta ay tahay maalin-wayn.
Dhinaca kale, Gudoomiyuhu wuxuu soo kormeeray qaar kamid ah Goobaha Codaynta Ee Degmooyinka Caasimadda Hargaysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker