DAWLADDA MADAXWAYNE MUUSE BIIXI OO SANAD JIRSATAY IYO BALANQAADKIISII OO WAXBA AANAY KA FULIN : Qalinkii. Cumar. maxamed. cabddile

 Dawlada  madax wayne  muuse biixi oo  hada  sanad  jirsatay  balanqaadyo  badan uu sameeyay  markii  uu ol-olaha    ku jiray  iyo in tii  ka horaysayba   dabadeedna  mudadaa  sanadka ah  ee adawladaasi  jirto   balanqaadkii sii    bal  aan dib u milic sano

  1. Balan qaadkii madaxwayne  muuse biixi  ol olihii markii dooda loo qabtay  sadexda musharax waxa   uu  balan qaaday   in  wax soo saarka  wadanka   uu gaadhsiin doono   boqolkiiba sodon  sanadka  ugu   horeeya  maanta  sanadkii wuu dhamaaday   aaway  balanqaadkii  halkuu  ku danbeeyay  xataa  boqolkiiba  hal     lama soo saarin  wax  xog ah  oo laga  hayaana   maba jirto  wasaaradaa  beeruhu  way  fashilanatay  waa  lagaaga   fadhiyaa  balanqaadkii  ama  is casil  ama  wasiirka   beeraha  xilka  kaqaad   wasiirka ninkan  looga  dhigayna  waa nin aan  maamul waxaba  aan ka  aqoon    beerana  waxba  kama yaqaan waxa  kali ah ee  uu yaqaanaana  waa  qabyaalad  .
  2. wasiirkan wasaarada   beeruhu  bajadkii  wasaarada   waxa uu ku bixiyaa    saxaafada  si loo buun buuniyo   waad aragtaa   sida loo  buun buuniyay  wasaaradan   beeraha ee  hada   aan ka   hadlayno iyo wasaaradii  maaliyada  ee   fashilantay
  3. labada  wasiir  ee  kala  ah  wasiirkii  hore   ee maaliyada  ee  xilka  laga  qaaday  waxa   ay  ku heshiiyeen   in ay  umada  somaliland  khaayimaan  oo ay been  u sheegaaan   waa  labadii  nin  ee  facebuuga  lacagta    ku bixiyay  ee  laga  dhigay   one iyo two  waxaasina    been  ayay  ahayd  fashilka  ka danbeeyayna  wataa  bulshadu  wada  arag tay adigana   madax tooyada  kuugu  timid beentii
  4.  mudane  madax wayne   wasaaradii   maaliyada  waad  bad baadisay   oo waadigii xilka  kaqaaday  wasiirkii maaliyada    fashailka   ka dhacayna  waad   og tahay     waamaxay  sababta  aad   u bad baadin  la,dahay  wasaarada beeraha Madaxwayne waa lagaaga   fadhiyaa  in aad  badbaadiso   wasaarada 
  5. Aqooni is ma qariso  halka  geedoole   markii  dawladii siiraanyo  uu ahaa  wasiirka  beeraha  sanadkii ugu horaysayba waxa  uu   beeray  bariis   iyo  Timir  wax soosaarkiisuna  waa  uu  cadaa    aqooni  isma   qariso 

Tallo. Mudane Madaxwayne hadii aad wasaaradaa  beeraha wax ka qaban  waydo  way  fashilmaysaa dawladaadu dadkuna  waxa  ay  is waydiinayaan  sababta  aad   wasaaradan beeraha  aad  u bad baadin  la dahay  waa diga  wasaaradii  maaliyadaba  bad baadiyee  qof iyo qaran   ha is  ku doorsan  Madaxwayne.  

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker