Xisbiga Waddani Oo U Jawaabay Wasiir Siciid Sulub iyo C/raxmaan Dheere
Xoghayaha Xanaanada Xoolaha ee Xisbiga WADDANI Dr Axmed-shukri ayaa jawaab waafiya ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay wasiir Siciid Sulub iyo Cabdiraxmaan Dheere.
https://www.youtube.com/watch?v=kaSZLm2EJtw