Muxuu yahay Heshiiska aan Somaliland weli ka dhicin ee dhexmaray Shirkadaha Boodhari Mills iyo Indho-birta?

Hargeysa (OWN)- Shirkadaha Boodhari Mills iyo Indho-birta ayaa maanta magaalada Hargeysa ku kala saxeexday heshiis ku saabsan Suuq-geynta wax-soosaarkooda iyo Iskaashi dhinaca adeegga Korontada ah oo suurta-galinaya  hirgelinta mashruucii ugu ballaadhnaa ee Tamarta Korontada oo isku xidhaya magaalooyinka Hargeysa iyo Abaarso.

Heshiiska Iskaashiga Tamarta iyo suuq-geynta oo Shirkadda Indho-birta ay masaafo 18km ah oo isku xidhaya magaalada Hargeysa iyo deegaanka Abaarso kaga hirgelinayso Adeegga Korontada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker