Daawo Barnaamij la magac-baxay HARGEYSA QARSOON oo laga diyaariyey Sida ay Caasimadda Hargeysa u kala Kortay

Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Barnaamij la magac-baxay ‘Hargeysada Qarsoon’ oo soo bandhigaya Hayaankii Horumarka Caasimadda Hargeysa tan iyo markii Somaliland dib ula soo noqotay madax-bannaanideeda sannadkii 1991 iyo Boogaha aan loo dul-qaadan karin ee ku yaalla caasimadda.

Barnaamijkan oo ay diyaariyeen bahda Hargeysa Films, waxa lagu soo bandhigay sida ay u kala horreeyaan horumarka kala duwan ee caasimadda iyo adeegyada aasaasiga ah iyo kaabayaasha Dhaqaalaha oo aan ahayn kuwo isla jaan-qaadi kara.

Hoos ka daawo muuqaalkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker