Bandhigga Jimaha OWN: Fanaanadda Kiin Jaamac iyo Reer Hargeysa oo kala Xiiso go’in (Daawo)

Fanaanadda Kiin Jaamac Yare oo saddexdii toddobaad ee u dambeeyey ku sugnaynd magaalada Hargeysa, ayaa ilaa immika magaalada ku qabatay Bandhig-faneedyo kala duwan.

Toddobaadkii hore waxa ay bandhig-faneedkii u dambeeyey ku qabatay Hotel Jumeira ee Hargeysa oo ay wacdaro cajiib ah ku soo bandhigtay.

Muuqaalka Hoose ka daawo wacdarihii Kiin Jaamac iyo Reer Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker