Warbixin: Cirro iyo Jirde Oo Soo Af-jaray Rejadii Xaashi Ka Qabay Kursiga Waddani

Wadda hadalkii xisbiga Waddani iyo Siyaasi Xaashi oo mawqifyada la kala joogo farta layska saaray maanta iyo qorshe wadatashi ah oo ay iskula noqdeen siyaasiyiintan Kulmiye ka soo diga roganayaa.

Madaxweyne Muuse Biixi oo mawqif adag ka qaatay ergo ula tagtay inay dhexdhexaadiyaan siyaasi Maxamuud Xaashi iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka dhex taagan xisbiyada Kulmiye iyo Waddani.

Kuwaasoo aanay rajo uga muuqan siyaasiga saamaynta ku leh beesha bariga Burco ee taageerayaashii xagal 360 wareegeen xalay ilaa maanta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker