Somaliland: Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo lagu eedeeyey Gacan-saar Dibadeed iyo Arrimo kale

Hargeysa (OWN)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, gaar ahaan xildhibaanno ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa lagu eedeeyey inay ku gudo-jiraan hawlo liddi ku ah qaranimada Somaliland oo ay ka mid yihiin inay gacan-saar la leeyihiin waddamo shisheeye oo Soomaaliya ka mid tahay.

Muuqaalka Hoose ka daawo Mujaahid Maxamed Maal oo ka hadlaya arrintan iyo Qodobbo kale oo xiiso leh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker