Carwada Dharka iyo Kabaha Ee Smart Sence Boutigue Oo Qiima Dhismis Balaadhan iyo Alaab Tayo Leh Kusoo Bandhigtay Carwada Ganacsiga Ee Guuleed Hotel

Hargeysa(OWN)-Carwada Dharka iyo Kabaha Ee Smart Sence Boutigue oo kamida Dukaamada ugu Caansan magaalada Hargeysa ee laga iibsado Dharka iyo Kabaha iyo Agabyada kale ee Xaragada ayaa Wacdaro Mugle ka dhigtay Furitaankii Carwada 8’aad ee Somaliland ee ka laga furay maanta Guuleed Hotel

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker