Muuse Biixi Iyo Talada Dalka “Wadaadka Somaliland Diidka ah” Qaybtii 4aad

Waxa Jira Qaybo Badan oo Bulshada Ka Mid ah Oo u Haysta In Ictiraafka iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland uu Jiro Dibedda Iyo Dalal Shisheeye oo Kaa Raali Ahaada!!!

Dalalka Shisheeye Keliya Waxay Qadarin U Hayaan Umadda Dhexdeeda Sinaanshe Cadaaladeed Samaysa Isqurxisa Waa Markay Ishu Duniddu Ku Qabanayso “Somaliland Ayaa Isku Haysa”

Taliskii Mucangaga Ahaa Siyaad Barre Wuxuu Cabudhin Ku Hayay Wadaadda

Somaliland Dadka Ay u Dhalatay Waxaa Ugu Horeeya Wadaadka Waayo?

Wadaadku Dagaalkii Dib Loogu Xoraynayay Dalka Kamuu Qayb Ahayn!!!

Wadaadku Nidaamka Dimuqraadiga ah “Shacabka oo Talada Wadaaga” Kuma Kalsoona Hiilna Wey Ka Helay !!!

Wadaadku Marar Badan Ayuu Shacabka Ku Kiciyaa Dawladda!!!

Wadaadka CASHUURO HANTI IYO XAQUUQ BADAN AYAA KU MAQAN Cid Weydiisana Ma Hayno …..

Wadaadku Sida Dhacda Dunidda Sadexaad Wuxuu u Haystaa Hantidda in Fariidnimo iyo Xariifnimo Tahay Lunsigeeddu “Waan Ka Xumahay ”

Wadaadku Calanka Somaliland Wuu Ka Khajilaa “Xaga Macalinka iyo Askariga iyo Karaaniga Xadka Joogaa Ay Bilaash Ku Shaqeeyaan Cidina u Ogayn Cay iyo Laaluush Qaate Loo Yaqaan” Waayo Qiyamkii iyo Misaankii ayaa Lumay Garashada

M/Muuse Biixi Wuu Ku Ololeeyay in Ugu Yaraan La Isku Soo Dhawayn Doono Qolyahaa Weliba Carabka Wuu Ku Adkeeyay “Waa Falsafad Siyaasi ah” Oo Lagu Xukumi Jiray Ama Xukumo Dalal Badan oo Dunidda Ka Jira

Qofba wuxuu ku dagan yahay Halkuu daacad kaga hadho.

 

Maxamed Xoosh

mxoosh09@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker