Taageerid suldaanka cusub ee beesha Cali Arab Suldaan Yusuf Xiis

Taageerid

Anagoo kala ah dhalinyarada iyo,indheergaradka,culumawdiinka iyo aqoonyahanka oo ku kala filiqsan dhamaan qaradaha aduunka waxaanu taageero mug iyo miisaan leh la garab taaganahay suldaan yusuf xiis nuur uguna hamalyeynaa. Suldaanka oo lagu Caleemo saaraayo deegaanka Caraancarey ee kililka 5aad.
suldaan yusuf xiis waxaanu ku bogaadinaynaa kartidiisa iyo dacadnimadiisa waxaanu ilaahay uga baryaynaa in u sakhiro hawlaha culus ee horyaala.
Suldaanka cusub .Suldaan Yusuf xiis nuur oo lagu caleemo saaraayo maalinta Salaasada 19/10/2021 deegaanka kililga 5aad degmada Xarshin qabalaha (Caraancarey).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker