Kacaanka 4aad ee Dunida iyo Jihada Somaliland u Socoto

Hargeysa (OWN)- Dr. Jaamac Muuse Jaamac oo ah aasaasaha xarunta dhaqanka ee Hargeysa, ayaa sawir ka bixiyey isbeddelada dhanka Horumarka ee dunida ka socda, doorka Somaliland ka qaadanayso iyo sida loogu baahan yahay in dhallinyaradu u diyaar garoobaan.

Jaamac Muuse Jaamac oo khudbad dheer oo khusaysa Mustaqbalka Somaliland iyo jihada uu dalku u socdo u jeediyey Arday ka qalin-jebisay Jaamacadda Admas ee Magaalada Hargeysa.

Dr. Jaamac Muuse wuxuu dhiirigeliyey dhallinyarada Jaamacadaha iyo kuwa kale ee u heelan inay xirfadahooda xoojiyaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker