Booliska Norway Oo Qabtay Nin Qaanso iyo Leeb Ku Dilay Shan Qof

Nin ku hubaysan qaanso iyo leeb ayaa dalka Norwey ku dilay shan qof laba kalena ku dhaawacay, iyadoo baaritaan kadib gacanta lagu dhigay eedeysanahaas, sida uu sheegay afhayeennka Booliska Oeyvind Aas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker