Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi oo Ciidamo lagu soo daadiyay & Amaanka Xaafada oo la adkeeyay

Kadib go’aankii maxkamadda ICJ, waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan isgoysyada iyo wadooyinka soo gala xaafadaasi.

Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafada kadib go’aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay inuu rabshado ka abuuro xaafada Soomaalida Islii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker