Dakeddii Maydh Oo Dhismaheeddu Meel Fiican Marayo

Dhismaha Dekedda Maydh Ee Dulleedka Qabriga Sheekh Isaxaaq Ee Degmo Xeebeedka Gobolka Sanaag, ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo wejigii hore ee dhismaha dekeddu ku dhow yahay geba gebo.
Dhismaha Dekedda oo laga maal gelinayo dhismaheeda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa lagu wada marka uu dhamaado dhismaheedu in abuuri doono kor u kac dhaqaale iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker