Xisbiga Wadani laanta Sweden oo doortey Gudoomiye Cusub doorasho & tartan adag & laba mushatax

Xisbiga Wadani laanta Sweden oo doortey Gudoomiye Cusub kadib markii doorasho & tartan adag uu dhexmarey labada mushatax ee kala ah gudoomiyihii hore Maxamed Cabdillaahi Kaahin & Gudoomiyaha cusub ee ku guuleystey Mr Cabdirisaaq Daahir oo noqon doona Gudoomiyaha Xisbiga Wadani laanta Sweden,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker