Madaxweynaha Somaliland oo farrriin Hanjabaad huwan u diray Kuwa la soo doortay ee uu Odayga u yahay

Hargeysa (SM)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa xildhibaannada la soo doortay ee sidiisa oo kale codka shacabka ku fadhiya ugu baaqay inay ilaaliyaan dastuurka iyo Qaanuunka dalka u yaalla ee ay u dhaarteen.

Madaxweynaha ayaa hadalkiisu daba-socday xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada oo dhawaan si adag uga soo horjeestay qorshe xukuumadda Somaliland magaalada Laascaanood kaga mustaafurisay dad u dhashay Koonfurta Soomaaliya oo lala xidhiidhiyey xaaladaha ammaanka ee degmada Laascaanood.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey xafladda qalin-jebinta 341 Arday oo ka baxay jaamacadda Edna Aadan University.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker