Hargeysa: Dhaawacyo loo geystay Gabadh Weriye ah iyo Ururka SOLJA oo ka hadlay

Hargeysa (OWN)- Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee magaalada Hargeysa, ayaa dhaawacyo u geystay gabadh weriye ah oo ka hawl-gasha warbaahinta Somaliland.

Naciima Cabdiraxmaan oo ka hawl-gasha telefishanka SomNews, ayaa dhaawacyadu soo gaadheen xilli ay muuqaal ka duubaysay shil-baabuur oo ka dhacay xaafadda Jigjiga yar ee Galbeedka Hargeysa.

Warkan oo faahaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker