Faysal Cali Waraabe, Maxamuud Xaashi iyo Xirsi Cali oo Fagaare iska helay, weedho Siyaasadeedna is-dhaafsaday

Saddexda Masuul ayaa ka qayb-galay Xaflad meher oo Hargeysa ka dhacday Khamiista maanta

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Siyaasi Maxamuud Xaashi iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali ayaa in muddo ahba maanta ku kulmay Fagaare ay isku Dhaafsadees weedho Siyaasadeed oo kaftan iyo duur-xul xambaarsan.

Muuqaalka Hoose ka daawo Weedhihii Siyaasiyiinta

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker