Gudoomiye-xigeenkii 3aad ee Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey inuu iscasilay Iyo Sababta?
“Aniga oo ah ninkii ugu taageerada badnaa xisbiga Waddani waan iska casilay”. Kayse Cali Geed gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee Xisbiga Waddani.