Ethiopia Oo Xidheysa Safaaradeeda Qaahira Ee Dalka Masar iyo Sababta?

Ethiopia ayaa xidhaysa safaardeedii dalka Masar, waxaana sabata lagu sheegey dhaqaale xumo, xilli ay Addis Ababa horey usoo xirtey dhowr safaaradood oo ay dunida ku laheyd oo ay ka mid tahay safaaradeedii Washington.

Xiritaanka safaaradda Qaahira ayaa imaneysa ayada oo labada dal ay weli ka dhex-taagan tahay xiisad ka dhalatay biyo-xidheenka ay Ethiopia ka sameysay webiga Nile.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker