Xidigaha Geeska oo Soo-Dhaweyn Dhoolatus ah ku Qaabilay Fannaaniin Reer Jabuuti ah

Maamulka iyo fannaaniinta kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo-Dhaweyn Qado-sharaf ah Hargeysa ugu sameeyey  Fannaaniin Reer Jabuuti ah oo bandhig-faneed ku qabanaya Hargeysa.

Socdaalka Fanaaniinta reer Jabuuti ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay toddobaadkii hore Hargeysa soo gaadhay Fannaanadda Kiin Jaamac Yare oo qorshaheedu yahay inay Bandhig-faneed ku qabato Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker