Dawladda UK Oo Ku Dhawaaqday isbeddello cusub oo lagu sameynayo nidaamka socdaalka COVID-19.

Turkey, Masar iyo Kenya ayaa lagu daray dalalka aanay dadka ka yimaada u baahan doonin in hotel lagu karantiilo laga billaabo maalinta Arbacada.

Dawladda UK ayaa maanta ku dhawaaqday isbeddello cusub oo lagu sameynayo nidaamka socdaalka COVID-19.
Waxay ka saartay dalalka Turkey, Pakistan, Maldives, Masar, Sri Lanka, Oman, Bangladesh iyo Kenya – dalalka ku jiray liiska midabka guduudan ee nidaamka xagga safarrada COVID-19.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker