Dowladda Ethiopia oo Dib u furtay Isku-socodka Dadka ee Xuduudka Somaliland

Wajaale (OWN)- Dowladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa maanta shaacisay inay dib-u-fureen isu-socodka Dadka ee Xuduudka u dhexeeya Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey loo hakiyey faafitaanka xannuunka Covid-19.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker