Raysal Wasaare Rooblke Oo Kulan La Qaatay Haayadaha Maaliyada Ee Dalka Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogeynta, la xisaabtanka iyo xidhiidhinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe iyo Xisaabiyaha guud.

 

 

Kulanka ayaa lagaga hadlay daahfurnaanta Nidaamka Maamulka Maaliyadda dalka, joogteynta bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, xoojinta wadashaqeynta dhexdooda ah iyo dardar gelinta howlaha deyn cafinta.

 

 

Kulankan ayaa  kusoo aadayaa xilli Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya qoraal uu soo saaray uu ku amray in khasnadda dowladda aan wax lacag ah lagala bixi karin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker