Shacabka Awdal oo soo-dhaweyn Farriin Xambaarsan ku Qaabilay madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jabinta dufcaddii 20aad ee ka qalin-jabisa jaamacadda Camuud oo ku taalla duleedka magaalada Boorama ee Awdal.

Madaxweynaha iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa intii ay ku sii jeedeen magaalada Boorama waxa lagu soo dhaweeyey deegaammada ka gobolka Awdal, halkaas oo ay ku qaabileen dadweyne ku gaashaaman caleemo-qoyan iyo Calanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker