Hambalyo Meher: Fu’aad Maxamed Qawdhan Iyo Hodan Cabdi Cilmi

Hambalyo meher : Lamaanaha is calmaday ee kala ah boqorka iyo boqorada  Fu’aad Maxamed Qawdhan Iyo  Hodan Cabdi Cilmi oo meherkoodu ka dhacay maanta 20/08/21 Magaalada Hargeysa  waxaynu eebe ugu baryayaan inuu ka dhigo kuwii aqalkooda bashbash iyo barwaaqo ka yeelo dhexdeeduna ku beero awlaad saalix ah Aamiin

Magacyada tahniyada diryaa:—

Dhamaan reer barre

Reer cali Dalmar

Reer cali Ducaale Faarah

Ilma cumar hadraawi

Reer Barre mahamoud sees

 

 

Hambalyo Meher

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker