Hambalyo Meher: Cali Seenyo iyo Hoodo Qalbi

Hambalyo Meher

Bahda Oodweynenews gaar ahaan Cabdirashiid Jaamac Kaahin ayaa Tahniyad & Hambalyo Meher qaali ah U Dirayaa Lamaanaha Iscalmaday ee Nolosha ku Midoobay waa Cali Seenyo iyo Hoodo Qalbi oo Meherkoodu ka dhacay maanta 19/08/21 ka dhacay magaalada hargeysa.

Waxaanu leenahay Baara-kallaahu laka,Wa-baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fi khayrin

Waxaanu mar labaad ugu ducaynaynaa Allena uga baryaynaa inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed,Kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo Barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela.

Amiin

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker