Daawo Qisada Shirqool uu ka badbaaday Madaxweyne Muuse Biixi oo FARMAAJO Aabihii ku jiray iyo Xog-warranka General Doolaal

Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Qisada Shirqool uu ka badbaaday Madaxweyne Muuse Biixi xilligii dowladdii Kacaanka ee Siyaad Barre oo uu ka tirsanaa Ciidamada Cirka iyo Xog-warranka General Ibraahim Xaal-xaali (Doolaal) oo u warramay weriye Siddiiq Maxamed Burmad oo ka tirsan BBC Somali.

General Ibraahim Xaalxaali (Doolaal) oo xilligan ku nool dalka Ethiopia, waxa uu xog-warrankiisa ku soo bandhigay Amar lagu bixiyey in Xisbigii Boqol-jirow ee Siyaasiyiinta lagu jidh-dili jiray lagu xidho Madaxweynaha Xilligan ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo xilligaas isu-diyaarinayey inuu Waxbarasho u tago dalka Maraykanka sannadkii 1983-kii.

Waraysigan oo dhammaystiran ka daawo Muuqaalka Hoose

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker