WARARKA SOMALILAND oo Si Farshaxan ah loo Sameeyey. By: Dr. Omar Bongo

WARARKA SOMALILAND 1- Siyaasi Maxamud Xaashi oo ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu fuliyo Balanqaadyadii Ololaha ee Xisbiga Kulmiye. 2- Madaxweynaha oo la kulmay Kommishinka lagu muransan yahay. 3- Madaxweynaha oo la kulmay Xisbiyada Mucaaradka. 4- Guddidii Heshiiska oo ku baaqay in Kommission kii hore la soo celiyo. 5- Xisbiyada oo dhamaan aqbalay soo Jeedintii Guddida. 6- Sharciyaqaanada: Sidee xal loogu heli karaa; Arinta Kommissionka. Ka Dhaarsan iyo Kii Hore. 7- Diyaar Garow farsamo, ka heshiis iyo saameynta Ajaanibta Doorashooyinkeena. (Ereyga Beesha Caalkamka baan yar necbahay), inay doorashooyinku qabsoomaan ( Khilaafyada Waxa Keena Somaliland badanaaba)

 

Talo: Siyaasi Maxamuud Xaashi ( Isagaa iga Siyaasisan- Somaliland)* Waxaa u EEG inuu FURSAD siiyo inta arimahaa sare socdaan ee xal laga gaadhayo. Haddii Kale waxaa loo arkayaa inuu wato Abuuris KHILAAF-SIYAASADEED Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa oo ka dibna Dawladdu wadi kari waydo ama xal ka gaadhi weydeo hawlihii kor ku xusnaa ee XAL SIYAASADEED waara iyo DOORASHO lagu gaadhi lahaa. Ta kale HANKIISA SIYAASADEED baa u eekaanaya mid Shakhsi uun ah ee aanu ka fekeraynin Xaaladaha taagan. (Personal Egoismus vs National Salvation). Inta Kulmiye Gudihiisa laga gaadhayo ama waa inuu la shaqeeyo XISBIGIISA ama Political Hibernation (SUURIS) (Marka xayawaanku WAAYAHA ka DHACAAN-Madaxkutida iyo Mascagaleyda) ha galo. Haddii uu Kharash hayona JAAMACAD HA SAMEYSTO waayo Shaqooyinka ugu badan Somaliland waa AMA SIYAASI NOQO ama JAAMACAD SAMEYSO ama SULDAAN NOQO. # HANKA & MASAYRKA 1 Siyaasi (Sugis Shirka KULMIYE Sanadka 2020 ee Berri Horraantiisa) VS Danta iyo Horumarka 4 Million oo Dad ah Mustaqbalkooda Hiigsiga FOG iyo Jiilasha soo socda. Iyo Xitaa XOOLAHOODA MOOD IYO NOOL,

 

By: Dr. Omar Bongo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker