Gudoomiye Cirro Oo Booqday Qoyskii Gabadhooda Kufsiga Iyo Dilka Layskugu Daray

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa booqday qoyska Alle Ha U Naxariistee Marxuumad Hinda Cumar oo kufsi iyo jidh dil loo gaystay Ugu Geeriyootay dhowaan Magaaladda Hargeysa.
Guddoomiyaha oo qoyska la wadaagay sida uu uga xun yahay dhibaatada argagaxa leh, Ayaa uu Laamaha Amaanka Ee Dawladda Kuna Shaqadda Leh dhacdaddan ugu baaqay in ay Cadaaladda hor keenaan dadka dilka foosha xun Ku lugta lahaa.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cirro, Waxa Ku wehelinayey Booqashadda Labadda Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Iyo Maxamed Jaamac Koodbuur Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Cusub Ee Golaha Wakiiladda Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker