Maydaad Laga Helay Gudaha Hotel Hayat oo Xalay Ay Weeraren Alshabaab

10 ruux oo mayd ah ayaa Laga soo saaray Hotelka Hayat, waxaana dadka maydka ah ay u badanyihiin Odayaal dhaqan oo dhawaan ka yimid itoobiya arima xal ahna uyimid Muqdisho oo isku Hal beel ah.
Gaadiidka Gurmadka Deg Deg ah ayaana maydka dadka laga soo saaray dhismaha hotelka u gaaday isbitaalada Muqdisho.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker