Tallaabo Qofka Kasta oo Muslim ah u Noqonaysa Sadaqo iyo Xasanaad Jaari ah: u Hiili Walaalkaa ama Walaashaa oo taageeradaada u baahan

Walaalkeyga ama Walaasheyda Muslimka ahow, ma ogtahay in sadaqo kooban oo aad jeebbahadaas ka bixiso oo Adduunyo iyo Aakhiraba ku anfaysa ay waxtar weyn u tahay Qof walaalka ah oo Muslim ah oo Dhibaataysan.

Xaafadda ama magaalada aad ku nooshahay waxa ku sugan Dad badan oo Xannuunka Dhimirku haleelay oo ku dhibaataysan jidadka magaalooyinka. Waxa jira Qaar badan oo Guryahooda ku sugan oo qoysaskoodu la dhibaataysan yihiin, cid caawissana u baahan.

Dadkaasi, Illaahay ka sokow, cidda ay sugayaan waa Innaga oo u fidin karna gurmad iyo taageero.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker