Xulka Argentina Oo Xalay Ku Guulaysatay Koobka Copa America

Xulka Argentina ayaa xalay ku guuleysay koobka Copa America, kaddib markii ay 1-0 uga badiysen xulka Brazil ciyaartii kama-dambeysta ee koobkaas oo ka dhacay garsonka Maracano ee magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker