Hay’ada Duulista iyo Madaarrada JSL iyo dhigooda Imaaraadka Carabta oo heshiis kala saxeexday.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda iyo Madaarada JSL Cumer Sayid Abdilahi Aadan ayaa cadeeyay in Hay’adda Duulista iyo Madaarada JSL iyo dhigooda Imaaraatka Carabta heshiis kala saxeexdeen ku saabsan sidii dib loogu bilaabi lahaa duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee labada wadan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker