Ciyaaryahano Ka Tirsan Kooxda Leicester Oo Garoonka Ka Dhex lulay Calanka Falastiin

Laba Ciyaaryahan ee Wesley Fofana iyo Hamza Choudhury  kana  Tirsan Kooxda Leicester ee Ingiriiska oo calanka Falastiin ka dhex lulay garoon kubadda cagta ag iyagoo u dabaal degayay guushii FA cub-ka ay kaga badiyeen   kooxda Chelsea .

Waxa kale oo isasoo taraya taageerida ciyaartoy kubadda cagta   kuwooda ugu caansan ayaa baraha  bulshada ka muujiyey taageeridooda la xidhiidha Falastiin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker