Jilaa Sooraan oo Cisbitaal Burco ku Yaala U Jiifa Xanuunka Covid19

Jilaa Ibraahim Ismaaciil Sugulle oo loo garan og yahay “Sooraan” ayaa la dhigay Cisbitaalka gaarka u ah bukaanka uu asiibay Xanuunka Safmarka ah ee COVID_19 ee ku yaalla Magaalada Burco.

Jilaa Sooraan Ismaciil Sugule ayaa u jiifa Xanuunka Covid19 oo haleelay, Waxaana xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka ku yaalla Burco.

 

home
Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker