Sawirka Maanta : Amb Salaad Cali Jeelle Oo Ka Yaabay Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Raysal Wasaare Rooble

Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Jabuuti Amb Salaad Cali Jeelle ayaa ka dhex muuqda sawirkan hoose isagoo dhafoorka ishaya kadib markuu arkay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Raysal wasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulmay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker