Maamulka Gobolka Daad Madheedh oo Kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolkaas

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Daad Madheedh iyo Duqa Magaaladda Oodweyne ayaa maanta kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Sadexda degmo ee hoos yimaada gobolka Daad madheedh.

Kulankan oo Ujeedadiisu ahayd Dardar gelinta hawlaha horumarineed ee Gobolkaas ayaa markii uu Kulankani soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolkaasi Maxamud Cali Axmed Juba ayaa sheegay in lagaga wada hadlay Kulankan sidii loo dedejin lahaa mashaariicda horumarineed ee ka socda Gobolkaas waxaanu Gudoomiye xigeenku xusay in Xiligan la gelayo Marxalad doorasho isla markaana ay Waajib tahay sidii loo adkayn lahaa Nabadgalyadda Guud ee Gobolka Daad Madheedh.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker