Go’aamo Lagu Xoojinaayo Nabedgalyada Gobolka Sool

Guddida Nabadgelyada ee gobolka Sool ayaa soo saaray siddeed qodob oo lagu xoojinaayo Nabedgalyada Gobolka xiiliga doorashooyinka isku-sidkan ee golayaasha deegaanka iyo Wakiillada  Somaliland .

 

go’aamadaasi ayaa u dhignaa sidan:—

1- Qabashada Hubka

2- Gadiidka aan Taarikada lahayn

3- Adkaynta Nabadgelyada Wakhtiga Kala guurka.

4-Qoriga la qabto in lahaynayo 3 bilood oo u dhiganta 90 cisho

5- Qofkii aan Ciidan ahayn ee lagu qabto Tuute isagoo xidhan sharciga ayaa la horgaynayaa.

6- in aan hub lagu qaadan karin magaalada dhexdeeda qofkii lagu qabto waa dambiile sharcigaana la horgaynaya.

7-Baabuurta wareegta Saacadaha dambe habeenkii ee la garan waayo shaqada ay hayso, waa la qabanayaa.

8-Baabuurta Bersoll (Bacda lagu dhajiyo Muraayada) leh waa laga goynayaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker