Dawladda Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Keenista Qaadka Kenya

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa mar kale ay ku celisay inaan la soo geli karin dalka Qaadka ka yimaada Kenya ee Miraa isla markaana uu sidiisii yahay go’aankii ay dowladdu horey uga soo saartay.

Qoraal ka soo baxay Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada ayaa lagu sheegay ineysan waxba iska bedelin siyaasada DF ee lagu joojiyey Qaadka Kenya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker