Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedaymo Kaga Yimi Xisbiga Waddani.

Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyilinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdilaahi Aadan Cumar Wayab ayaa ugu baaqay Xisbiga WADDANI inay soo caddeeyaan lacagaha ay ku eedeeyeen Wasiirka Warfaafinta Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore).

Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta ayaa u qornaa sidan:-

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker