Wasiirka Caafimaadka JSL Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaadka Dalka iyo Xanuunada Xiliyada Roobka

Wasiirka wasaaradda caafimaadku wuxuu ka digay isticmaalka biyaha roobka ee aan nadiifta ahayn, kuwaas oo u xusay in ay caafimaad daro ka dhalan karto.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi oo magaalada Hargeysa kula hadlaayay warbaahinta qaranka ayaa wuxuu talooyin ku saabsan dhanka caafimaadka iyo fulinta talooyinkii guddida heer qaran ee xakamaynta xannuunka Covid 19.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker