Maxaad niyada ku haysaa?

DHAGAX_DHIGID.

Waxan ku talin lahaa in la dhagax_dhigo maxad daraasad  ku sameeya waxyeelooyinkii iyo boobkii ay dalka ugaysatay xukuumadii haaweyda ahayd  Ee manaxaanka ahayd Ee siilaanyo  Ee naaguhu maamulinjireen,  Tan  maanta wadanka ka talisa Ee Uu muuse hor boodayana  U fiirsada Oo dabagal ku sameeya.

waxa kale Oo loo baahanyahay maxadkani  Inuu soosaaro talo  Ama qorshe  sheegaaya sida mustaqbalka lagu wajahayo  jeegaanta  Ee Aanay mar danbe talada wadanku ugu gacan galin.

xasan karuur

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker